Somali Girls vs Boys: Bartamaha Forum Nov. [ "Have you ever seen a female Warlord?"Cadar Kahin asks


Barnaamijka maanta waxaa inoogu marti ah Faanaad qaali ah waa Cadar Ahmed Kaahin waxaa u dheer fanka ina ya ka qayb qadatoo arimaha bulshada somaliyeed qaasatan somalida ku dhaqan gobolka Minnesota,







Channel: News
Uploaded: November 30, 2008 at 5:18 am
Author: bartamaha

Length: 00:09:30
Rating: 4.25
Views: 5550

Tags: Bartamaha USA Wiilwaal Aato Somali bartamahaforum djibouti Puntland forum Somaliland Somalia

Video Url:


Embed Code:


Video Comments:
momed51 (December 23, 2008 at 9:50 am)
marka hore hoya is qabo ee ma ahan waxa aad hadala aad ku furfuruntay waa arin aad iyo aad ugu qaldan waxna aad shegtay in aay saxsan yahiin hooyo maxaad u ilaawday wiilasha hawiin iyo maalin trucka kawada jidadka mareykanaka ayagoo mutacalimiin ah mantadan la jooga run ahaanti hooya hadii aan nahay wiilasha somali waan kaafaxnahay wana jacelnahay in gabdhaha walaleheeno ay naga so istagan garabkeena hoyo ma aan fariisan karno mana fiirinkarno hoyadeeniyo bahan waa in aan keen naa cunadaha
TaskiyahEmaani (December 11, 2008 at 3:39 pm)
thats so true walahi, the college i go to now has around 4 to 5 somali boys and almost all of them are badly mannered, have almost no sense of culture and identity and lagging behind the rest of the students while the somali girls are increasingly more focused and aspire to a succesful futureall this is 2 be blamed on the lack of morality and faith, because if these guys where not taught war and gang culture back in somalia they would have done a great deal 2 themselves&their families

1

 
 
 
 

Navigation

1

Sort By:

Search

Advertisement