Radio





Random Video

Random Avatar

Poll

Al-Shabab maxay yihiin?

Dad xumaato wadato!

Dad amaano wadato!

Somali Weblinks

Users Online

· Guests Online: 64

· Members Online: 0

· Total Members: 413
· Newest Member: Salman4us

Login

Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.


Advertisement

Random Photo

Ads

Tell A Friend


Your email:
Friend's email:
Copy for you?


Maamulka Maxkamadaha Isaamiga ah ee Marka Oo ku fuliyay Nin lagu soo eedeyay Tuugnimo Gacangoyn

Maxamed Islaaw oo ahaa nin dhalinyaro da’diisu tahay 30 jir ay maxkamada islaamiga ah ee Marka ku fulisay xukun xad Oofin ah kadib markii lagu helay inuu soo xaday Neef Lo’ah Deegaanka Gandaabe ee gobolka Shabeelaha hoose

Ninkan lagu fuliyay ganac gonta ayaa ahaa mid si weyn looga yaqaan deegaanka uu ka geystay tuugnimada iyaddoo halka xukunka laga fuliyay ay ahayd meel banaan ah oo ku taala Magaalada Marka ayaa waxaa u soo daawasho tagay Boqolaal dadweyne ah,waxaana markii xakunka lagu fuliyay ninkaasi loo qaaday Cusbitaalka Magaalada Marka.


markii ay dhamaatay xukunka gacan gonta ah oo ay daawanayeen dad tira badan ayaa waxaa la bilaabay in gacantii lagu wareejiyo guud ahaan magaalada marka ee gobolka Shabeelaha hoose si dadku ay ugu tusaalo qaataan.


Gudoomiyaha Maxkamadda gobolka Shabeelaha hoose Sheekh C/raxmaan Kismaayo ayaa oga digay dadka tuugnimada ku shaqeysta in lagu fulin doono xukunka ilaahay isagoo dadkana ugu baaqay inay la shaqeeyaan maxkamadaha islaamka

mohamed shaqalle
ma_shaqale@hotmail.com

Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Powered by PHP-Fusion and released without warranties under GNU Affero GPL v3.