Maamulka Maxkamadaha Isaamiga ah ee Marka Oo ku fuliyay Nin lagu soo eedeyay Tuugnimo Gacangoyn
Goobihii shalay ee dagaaladu ay ka dhaceen ee caasimada Somalia oo saaka degan
Waxaa saaka degan goobihii dagaaladu ay ka dhaceen ee caasimada Somalia kuwaas oo ay ka dhaceen dagaalo ay iskaga hor yimaadeen ciidamada Dawlada KMG ah ee Somalia iyo
Read More...
Read More...Dawlada KMG ah ee Somalia iyo xoogga kasoo horjeeda oo guulo kala sheegtay dagaalkii shalay
Dhinacyada ku dagaalamaya magaalada MUqdisho ee caasimada Dalka Somalia ayaa waxa ay guulo ku kala sheegteen dagaalkii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimada wadanka Somalia dagaakaas oo ahaa dagaal ay iskaga hor
Read More...
Read More...Afhayeenka Alshabaab oo ka digay dagaalo lugta ay ka qeyb qaataan AMISOM
Afhayeenka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Sheekh Cali Maxamuud Raage ayaa uga digay ciidamada AMISOM inay dagaalka toos uga soo biiraan oo ay kala qeyb qaataan Ciidamada Dowladda oo ay dagaalka haatan si rasmi awoodooda ugu wiiqaan.
Read More...
Read More...Barakacii ballaaran oo ka soconaya Shibis, Boondheere iyo C/casiis kadib markii dagaalada ku soo fideen
Barakacii ugu ballaarnaa ayaa saaka mar kaliya ka socda xaafado ka tirsan Degmooyinka Shibis, Boondheere iyo C/casiis halkaasoo ay ka qaxayaan dadkii ku haray, waxaana ay ka dambeysay markii uu dagaalka ku soo dhowaaday.
Read More...
Read More...Real Madird oo lasoo wareegtay ciyaaryahanka kooxda Lyon Karim Benzema
Weeraryahanka caanka ah ee dalka Faransiiska Karim Benzema ayaa si rasmi ah ugu biiray kooxda Real Madrid kadib markii uu kasoo wareegay kooxda ka dhisan dalka France ee Olympique Lyon marki ay ku heshiiyeen labada naadi.
Read More...
Read More...IGAD oo ka dalbatay Qaramada Midoobay in ay taageeraan dalabka Dowlada KMG Somalia ee ku aadanaa ciidamo ka yimaada dalalka deriska ah
Madaxda dalalka IGAD oo shir gooni ah shalay ku yeeshay dalka Libiya oo uu ka socdo shiwrweynaha dalalka Midowga Africa ayaa kulankooda kadib bayaan ay soo saareen waxaa ay kasoo saareen baaq ku aadan Qaramada Midobay oo ay kaga daladeen in ay dib raad raacid ku sameyso go,aanki ay dowlada KMG Somalia ku dalbatay ciidamo ka socda dalalka deriska la ah Somalia.
Read More...
Read More...










Somali Weblinks









Ads
